Lama-filaannada iyo cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya !

Madaxweynihii dowladdii ugu horreeyay ee xilligii kumeel-gaarka kaddib, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doona May 2022 ilaa May 2026. Wuxuu helay 214 cod, halka murashaxa la tartamayay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod. Waxaa hallowday saddex cod. Xasan Sheekh wuxuu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee labo jeer … Continue reading Lama-filaannada iyo cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya !